(Sawirro) Guddi loo xilsaaray Baaritaanka dhacdadii Tuulada Gololey oo gaaray Balcad

Waxaa maanta shaqadooda si rasmi ah u bilaabay Gudiga xaqiiqo raadinta ee Madaxweynaha Hirshabeelle Mohammed Abdi Waare uu u xil saaray baarista cidii ka dambeeysay falkii foosha xumaa ee ka dhacay deegaanka Gololey ee Degmada Balcad. Wasiirka Amniga gudaha Hirshabelle Mohamed Kheire oo ka mid ah guddiga ayaa sheegay iney kulamo la qaateen maamulka iyo … Continue reading (Sawirro) Guddi loo xilsaaray Baaritaanka dhacdadii Tuulada Gololey oo gaaray Balcad